logo MP3
head_logo

Awaale Adan Indho Caashaq Скачать

main img

Awaale Adan

Indho Caashaq

20 Прослушиваний
05:53
Все треки Awaale Adan
Слушать
Скачать песню

Текст песни

Laba eynigood iska eegtayoo
iska aaminaa amaan mudanee
indha caashaqoo isku ooyayoo
is ilaashada amaan mudane
axdigey dhigteen u adkeystayoo
aroos galaa amaan mudanee

Lamaane in doora jaceylka adkeye
kalsooni abuuraa amaan mudanee
aheey nasiibku intuu u ekaaday
aroos galaa amaan mudanee
ubax curdinoo is caashaqay baa
aleylahee amaan mudanee

Gayaan is doortaa
ehelku taamaa
arooskooda aqal la siista
dhiga aslan iyo kabad la uunta
ubax udgoonana lagu daadiya
aleylahee amaan waad istaahishaa

Eebow
Eebow ubad kheyr leh sii
Eebow
U adeega sii
Eebow
inamiyo gabdhaba
Eebow
adeeca sii
Eebow
adaa baadhigee
Eebow
arzaaqna sii
Eebow

Umalka iyo dookha ilwaadka jaceylka
udgoon ku beerma amaan mudanee
laba ka ilaalshay nacabka ildheeye
dhaqanku aroorshaa amaan mudanee
afka hooyo iyo hidaha asalka
awlaada tusaa amaan mudanee

Laba araamida imtaxaanka jaceylka
u adkeystaybaa amaan mudanee
abaabulka guurka nolol istareex leh
labeey u ahaata amaan mudanee
laba ubadkooda ku ababshay
islamnima barayba amaan mudanaa

Bal eega eega
ubaxani eega
arkoo ila eega
u adkeeystay eegaa
Bal eega eega
caweey u ahaatee
haloo tumaa ee
Bal eega eega
Eebow
Eebow ubad kheyr leh sii
Eebow
U adeega sii
Eebow
inamiyo gabdhaba
Eebow
adeeca sii
Eebow
adaa baadhigee
Eebow
arzaaqna sii
Eebow
arzaaq waasac sii

На странице доступен трек Indho Caashaq от Awaale Adan. Слушайте онлайн или загрузите в один клик бесплатно на свое устройство.